Alfikir الفكر
Alfikir الفكر
  • Видео 425
  • Просмотров 1 116 975

Видео

Xuska Qadiir Khum iyo qadarinta Caleema Saarkii Imam Ali ibnu abii dhalib CSW ♥️الإحتفال بعيد الأغر
Просмотров 809День назад
Xuska Qadiir Khum iyo qadarinta Caleema Saarkii Imam Ali ibnu abii dhalib CSW ♥️الإحتفال بعيد الأغر
عيد الولاية والدروس المستفادة منها : Ciida Wilaayada Imaam Cali Ibnu abii dhaalib CSW ♥️
Просмотров 617День назад
#islamicvideo #shia #Ghadiir_khumm #غدير_سلامة #غدير_خم #عيد_الله_الاكبر #الامام_علي
Ra,yiga dadweynaha iyo Dulmiga ahlusunna ay ku hayaan Muslimka kale.
Просмотров 68321 день назад
Ra,yiga dadweynaha iyo Dulmiga ahlusunna ay ku hayaan Muslimka kale.
Ma Ogtahay (57) Beentii Sh maxamed Dirir oo lasoo bandhigay. by Sheikh Jabarti
Просмотров 25 тыс.Месяц назад
Ma Ogtahay (57) Beentii Sh maxamed Dirir oo lasoo bandhigay. by Sheikh Jabarti
Habka saxda ah ee loogu salliyo Nabigeena iyo ehelkiisa NNKH ❤️ by Sheikh Jabarti
Просмотров 1,4 тыс.Месяц назад
Habka saxda ah ee loogu salliyo Nabigeena iyo ehelkiisa NNKH ❤️ by Sheikh Jabarti
Shiicadu waa Muslim waana walaalaheen ♥️♥️♥️: by Sheikh Abdirahman Bashiir.
Просмотров 9 тыс.Месяц назад
@ilaaladaislaamka3845 @islamdjibouti @UNIVERSALSOMALITV @Salafmedia @Barbaraawi @SomaliinfoVideos
Waysadii Nabigeena Suuban NNKH ❤️❤️ by Sheikh Mohamed Jabarti.
Просмотров 2,1 тыс.Месяц назад
Waysadii Nabigeena Suuban NNKH ❤️❤️ by Sheikh Mohamed Jabarti.
Radintii Beenaha Xassan xuseen (2) by Sheikh Jabarti
Просмотров 4,3 тыс.Месяц назад
@Daarul_Xadiith@UNIVERSALSOMALITV @ibnucumar1 @imamshaficimedia @Salafmedia
Radinta Beenaha Xassaan xuseen|| 1aad By Sheikh Jabarti
Просмотров 11 тыс.2 месяца назад
@ibnucumar1 @imamshaficimedia @UNIVERSALSOMALITV @Salafmedia Radinta beenta Xasaan Xuseen|| (1aad) الرد على أكاذيب حسان حسين : Sheikh Mohammed Ali Jabarti Telegram:t.me/alfikir RUclips: www.youtube.com/@alfikir1412
farqiga u dhaxeeya Qur,aanka iyo Xadiis qudsi: by Sheikh Mohamed Jabarti.
Просмотров 9302 месяца назад
farqiga u dhaxeeya Qur,aanka iyo Xadiis qudsi: by Sheikh Mohamed Jabarti.
Ma Ogtahay (48) Dhibaatada Somalia maxaa u sabab ah?
Просмотров 1,4 тыс.3 месяца назад
@UNIVERSALSOMALITV @villasomalia1178
Ma Ogtahay(56) Caqiidada Tuqyada Shiicada iyo tan sunniga || by Sheikh Jabarti
Просмотров 1,1 тыс.3 месяца назад
Ma Ogtahay(56) Caqiidada Tuqyada Shiicada iyo tan sunniga || by Sheikh Jabarti
Farqiga u dhaxeeya Cibaado iyo taqwo by Sheikh Mohamed Jabarti
Просмотров 4183 месяца назад
Farqiga u dhaxeeya Cibaado iyo taqwo by Sheikh Mohamed Jabarti
Ma Ogtahay(55) Xadiiska Khulaa'u raashidiinka||by Sheikh Jabarti
Просмотров 1,3 тыс.3 месяца назад
Ma Ogtahay(55) Xadiiska Khulaa'u raashidiinka||by Sheikh Jabarti
Ma Ogtahay (54) Xadiiska abu hurayre iyo sheekada Yuhuuda!?
Просмотров 4,4 тыс.4 месяца назад
Ma Ogtahay (54) Xadiiska abu hurayre iyo sheekada Yuhuuda!?
Goorma ayaa la bixiyay Magaca Shiico?
Просмотров 5214 месяца назад
Goorma ayaa la bixiyay Magaca Shiico?
caqiidada Saxda ah ee Muslimka & Mohammed Abdiwahab (Wahabisim)
Просмотров 7095 месяцев назад
caqiidada Saxda ah ee Muslimka & Mohammed Abdiwahab (Wahabisim)
Sheekh Abdirzak jiir oo fadeexo dhex-fadhiistay
Просмотров 1,3 тыс.6 месяцев назад
Sheekh Abdirzak jiir oo fadeexo dhex-fadhiistay
Daawo : dood kulul oo ku Saabsan Sixirka Nabi Nabigeena suuban NNKH: Sh Mohamed Jabarti
Просмотров 2 тыс.6 месяцев назад
Daawo : dood kulul oo ku Saabsan Sixirka Nabi Nabigeena suuban NNKH: Sh Mohamed Jabarti
Shiicadu waa Xarriifiin Ayuu dhahay sh umal @Salafmedia
Просмотров 7647 месяцев назад
Shiicadu waa Xarriifiin Ayuu dhahay sh umal @Salafmedia
Xadiis la yaab leh oo ku qoran saxiix Bukhaari!
Просмотров 8067 месяцев назад
Xadiis la yaab leh oo ku qoran saxiix Bukhaari!
Ibnu Cuthaymiin oo dhahay Saxaabada waxaa ka mid ahaa Faasiqiin!?
Просмотров 5947 месяцев назад
Ibnu Cuthaymiin oo dhahay Saxaabada waxaa ka mid ahaa Faasiqiin!?
Ilaahay ma samada ayuu joogaa? by Sheikh Mohammed jabarti
Просмотров 1,3 тыс.7 месяцев назад
Ilaahay ma samada ayuu joogaa? by Sheikh Mohammed jabarti
Been-abuurkii Umal-2 @Salafmedia
Просмотров 2,7 тыс.10 месяцев назад
Been-abuurkii Umal-2 @Salafmedia
Been-abuurkii Umal (1) by Sheikh Mohammed Jabarti
Просмотров 2,9 тыс.10 месяцев назад
Been-abuurkii Umal (1) by Sheikh Mohammed Jabarti
Xadiisyo qaab daran: by Sheikh Jabarti
Просмотров 1,3 тыс.Год назад
Xadiisyo qaab daran: by Sheikh Jabarti
القارئ أسامة الكربلائي يذهل لجنة التحكيم بجائزة كتارا الدولية لتلاوة القرآن الكريم : Osama Karbalai
Просмотров 2 тыс.Год назад
القارئ أسامة الكربلائي يذهل لجنة التحكيم بجائزة كتارا الدولية لتلاوة القرآن الكريم : Osama Karbalai
Ma Ogtahay (53) Suuradda Cabasa yay kusoo dagtay?! by Sheikh Jabarti
Просмотров 1,7 тыс.Год назад
Ma Ogtahay (53) Suuradda Cabasa yay kusoo dagtay?! by Sheikh Jabarti
Ma ka mitahay dadkaan? by Sheikh Jabarti
Просмотров 305Год назад
Ma ka mitahay dadkaan? by Sheikh Jabarti

Комментарии

  • @MuuseAhmed-il2by
    @MuuseAhmed-il2by День назад

    Adeeer khod bada shiico uu akhri

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 День назад

    abubakar way caayayaan shiico alaha qabto aamiin

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 День назад

    SHIQOW MA WAXAD NOKEENTAY SHIICO AYAA DIFAACAYSAA WAR ISKA AAMUS ADIGAA JAAHIL AH SUUFI SHIICO WAXBA ISMA DHAAMAAN CAISHO AYAY CAYAYAAN CUMAR SIDOO KALE CISMAA SIDOO KALE MUXUU SHEGAYAA QOFKAAN CALI MOOYAANE

  • @user-tj6wh7ud6j
    @user-tj6wh7ud6j День назад

    هل تعلم يا هذا بأن أول من صرح بذلك وقال بأن رب السنيين ليس ربا لنا ولا نبيهم نبي لنا ولا قرءانهم قرآنا لنا هم فحول الشيعة الرافضة المجوس الأنجاس

  • @user-tj6wh7ud6j
    @user-tj6wh7ud6j День назад

    تدعي العلم وأنت من أجهل من يتكلم عن هذا الموضوع معلوم أنك ملحد مجرم منافق شيعي بغيض محترق متخف والشيخ البربراوي تكلم عن علم ودراية وليس عن نفاق وكذب وتلبيس حفظ الله تعالى شيخ البربراوي الذي صدع رؤوسكم بصدقه عن مذهبكم الكفري

  • @user-ug7lj1ry7q
    @user-ug7lj1ry7q День назад

    Ha

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t День назад

    Been taaa shiici is ku diin manihin Suufine waaa gaal cil ma dhihin

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl День назад

    Xagee kashaqeysaa noo sheeg. waxaad howshaan aad kuwadaa waa xoolo laguugusoo dhiibay inaad umada soomalyeed diintooda kafidneyso. waan diidnay shiico diin ay wadaan oo saxaabada lagu caayo

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl День назад

    LAA BAARAKALLAHU FIIKA. waxaad rabtaa inaad naga gado mad hab lagu caayo saxaabada iyo xaasaskii nebiga scw qeyb kamida Allaha kusoo hanuuniyo waad lunsantahaye

  • @HappyLaboratory-ce9ht
    @HappyLaboratory-ce9ht День назад

    Hush shiico anagaa deres la ah way soomaan mana salaadaan kuwana way salaadaan sujuudana dhagaxbay dhigtaan jeemeecaadkana kuma tukadaan dadka habaadiyaynina shayaadiinyahay

  • @mubaarigismacil3250
    @mubaarigismacil3250 День назад

    Sheekh bar baraawi waa caalim Ee haku xoqan

  • @user-wc1sb6wu6t
    @user-wc1sb6wu6t День назад

    يا مسكين أسكت

  • @AmiindheegNuur
    @AmiindheegNuur День назад

    Ninka caa'isha ama abii bakar ama cumar ama saxaabadii kale caayo waa gaaal annagaaa ku leh

  • @AmiindheegNuur
    @AmiindheegNuur День назад

    Aftahan ma tihid cabdiraxmaan dheere (dhiigooda lagu laayey)

  • @AmiindheegNuur
    @AmiindheegNuur День назад

    Shiicadu way caydaa wanna runtime sh xassaan

  • @Sulaymaanashraf
    @Sulaymaanashraf День назад

    Adigu maxaad shiico ku difaacaysaa. Shiicadu waa dad aan. Kala diin nahay.

  • @AmiindheegNuur
    @AmiindheegNuur День назад

    Maxaa suufiya la gaalaysiiyaa balaayo ayaa ka soo dagdagtay wanana shiicada

  • @abudarda00
    @abudarda00 День назад

    Kani wa shiico lacag bey siiyaan baan hubaa

  • @abudarda00
    @abudarda00 День назад

    Sheekhan was jaahil maxamed sharif. Barbarawi Ilaahay ha xifhdiyo shiico walle isku diin ma nihin

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl День назад

    Xertiisa lasheekeysto oo waxyaabo aan jirin kasheekeeyo? sheekhu cilmi ayuu kuhadlay kutubta uu waxkaaga soo guuriyeyna wuu kuu sheegay. lkn maqaadaneysid saa waxaad tahay nin lunsan oo meel loowato. shartaada Allaha naga badbaadiyee. Soomali isku luqad uunbaad tihiine isku diin matihiine afka faarisiga baro si aad iyaga ulasheekeysato

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl День назад

    maxaa adiga kaa galay waxay sunniyuuntu isku hayaan. adigu waxaad tahay shiici saxaabada iyo xaasaska nebiga caayee. laguuma dirsan waxa iyaga kadhexeeya. kadhaxbax

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl День назад

    waxaad tahay faasiq ay shiicada Iiraan iyo Karbala ay xoolo usoo dhiibeen si aad soomalida diintoona uga fidneyso. Inta uu shheekhu sheegay waa runtiis. Ma adaa Nebiga scw kajecel waalidkiis isagaaba sheegay iney gaalnimo kudhinteene. Anagu waan diidnay gaalnmada shiicada

  • @israacad
    @israacad День назад

    Kan wahaabi.

  • @hatimahmed2727
    @hatimahmed2727 День назад

    .Hal mar ma maqlin قال لله قال الرسول

  • @MaxamedCqaadir-s5n
    @MaxamedCqaadir-s5n День назад

    Sheikh raali ahow

  • @user-kq2wz4wd2n
    @user-kq2wz4wd2n День назад

    War yaa kan waashay eega war orod oo eeraantii ku soo samaysay qabo iiimaanka lagaa qaadye .tuug tuug dhalay

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl 2 дня назад

    Waa beentaa sheydaan weynadaa tahay

  • @ahirsi3991
    @ahirsi3991 2 дня назад

    War midkaan caamada tashwiishka kufuraya yaan maaqaam lasiinin, oo hala karantiilo, shubuho ayaa kabuuxda, qaraaooyinka sabcada kuligood waxaa lagawariyaa dad salaf ah, oo kunoolaa , tusaale حفصه wuxuu kunoolaa kuffa, ma ayna ahayn magaalo shiico khilaafkuna masoodaahirin ee mardambe ayuu yimid oo sidaam usoo batay, bukhaari wuxuu noolaa 200 hijra , taabici taabiciyiintii ayuu kawariyaa oo isaga iyo nabiga waxaa udhaxaysa 4 ilaa 6 qof, haddii hadithku uu kusoo orooray nin latuhmayo, dariiqkale oo dad thiqa ثقه leh ayaa laga keenikaraa, ninkaan haddii uu kuqancay شيعه school of thought, ummadda halaga illaaliya si uuna ummadda uga wasakheyn, haddii uu cagaha soodhigo geyiga soomaaliweyn, cagaha dhulka halooga qaado oo police judiciary haweydiiyo suaalo in uu shaqeeyo Jamhuuriyyada Iran.

  • @AhlamMahad2009-ps4kl
    @AhlamMahad2009-ps4kl 2 дня назад

    Subhanallah shiico Muslim sax ma ahan e Allah haku so hadeeyo

  • @abdihasanwaes349
    @abdihasanwaes349 2 дня назад

    Anaga shiico ha noo amaanin adeer waxay yihiina waan aragnee haday cid jahli tahay adaa jahli ah

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 дня назад

    Shariif maaha shiicigan xunee beenta sheegaaya Shareecada islaam kuu shubah kukee naaye Shaki iyo wuxuu beerayaa shariyo lays taaane Waa shiici dhabahee ma ahan suni shaydaan kaanu Wuxuu shubayo wuxuu sheegayiyo shakigu beeraayo Shaahid baad kurtiin wada tihiin been wuxuu shubayo Mucaawiyo sharaf dilee waxun kasheeg shaaya Shareecada ayuu duminayaa shaqigu waa tuuge Shibka dhiga shidada uu wadana shalaw kasii tuura

  • @muhzen1421
    @muhzen1421 2 дня назад

    Wa run isku diin manihin qu’aanka wa taxriifisen asxabta rasuuulka nigama badbadin qof ummu al mu’umini caaisha qof cirdigeda qof u gafa wa gaal wa adoo cirdiga nabiga duray

  • @abdisalanabdulahi4582
    @abdisalanabdulahi4582 2 дня назад

    Shiico wax naga dhexeeyo ma jiro.anaga sunni ayaa nahay alxamdulilah. Ee mashruuca iran maya

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 2 дня назад

    Ma hunguri dartiis baa diinta loogu been abuuranayaa la xawla wala quwata ilaa bilaah

  • @baastoowali5038
    @baastoowali5038 2 дня назад

    Shiiqow hadii ay muslimiin yihiin Asxaabta nabiga scw maxey ucayaan oo ay adaanka salaada ugu soo daraan cali rc nio is deji Wahaabiyo ku waa lateente

  • @xusseenwardhere2557
    @xusseenwardhere2557 2 дня назад

    Si daacad ah hadaad u hadleysid dheh shiicada laftirkeedaan iskumid eheen shiicu loola jeeda cali ayuu ka fadiley cuthman iyo shiico leh cali waa ilaaheen iyo ahlubeedka oodhan . Marka kalafahn culimada waxa ay ka hadleyaan wadaad isku sheegow

  • @ahmedmohamed-rm9jn
    @ahmedmohamed-rm9jn 2 дня назад

    Sufinamadda ayaa ugadmi weeysey Duqa, hadda shico ayuu uguurey

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 2 дня назад

    Waar Shiico ya yidhi wa Muslimiin?? Wuxu ku waramaya wa been iyo khusacbalaat. Adeer waqtigi Nabi Maxamad iyo Asxaabtiisi wax Shiico ah lama aqoomanay jirin. Xagu ka keenay Shiico aya Qiraa'aadka Quraanka wax ka warisay ama Axaadiista Bukhaari wax ka warisay? Shiicadu Saxiix Bukhaari way caayaan waana la col.

  • @axmedjaamaccabdullahi282
    @axmedjaamaccabdullahi282 2 дня назад

    أنت جاهل أو متجاهل

  • @wacdoon179
    @wacdoon179 2 дня назад

    Jahligu waa khatar suufiyo usuul aan ahayn tan sheecada oy kaduusho malahaan markay noqoto baab shiico iyo sunne Saas daraadee ninkaani allaah dartii uunbay katahay shiico difaaceedu hadaanuu asagu ahayn shiici caamada iska qarin haya Waana sida aan ka urinhaayo Wallaahu aclam

  • @nuradindahir1613
    @nuradindahir1613 2 дня назад

    Wadaadkan shiicada difaacaayo waa lasso dirsaday barnaamij shiico ah ayuu wadaaa war haleyska qabto

  • @nuradindahir1613
    @nuradindahir1613 2 дня назад

    Sheikh maaha Kan eee waa Jaahil😂

  • @nuradindahir1613
    @nuradindahir1613 2 дня назад

    Sheekh Sharrif kafiirso hadalkaaga shiicadu maaha dad muslimiin ah. Cidna kamaqarsano saxaabadana weey caayaan adigaa jaahil ah ee diinta dib ubaro. Shiicana waxba mawadaagno

  • @jabiye8593
    @jabiye8593 2 дня назад

    waa runtii wadadka wan ku taagersanahy car wakaase wahabiye america iyo israyil cadawadeysaneyso hala arko weyba lashaqeysanayan musliminta quwadooda iney daciifiyan oy tafaraaruqeyan bey raban , allaha jabiyo cadawga musliminta ku jira ee muslim iskaga dhigaya

  • @user-dd8qv8lc6s
    @user-dd8qv8lc6s 2 дня назад

    Halayaabina waayo sheeco yaanu aqoonulahay miskiin

  • @user-ui4wl2fs7g
    @user-ui4wl2fs7g 2 дня назад

    الجاهل هو الذي ترك دينه ودين آبائه واشترا دينه بعرض من الدنيا

  • @user-ui4wl2fs7g
    @user-ui4wl2fs7g 2 дня назад

    صدق شيخنا بربروي حفظ الله وهذا الشيع الكذاب يريد أن يشع الصوماليون